Warbixinta Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad ee Puntland oo la Shaaciyey (dhegayso)

Warbixinta Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad ee Puntland oo la Shaaciyey (dhegayso)

Xarunta wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta waxaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayey natiijada imtixaankii kama dambaysta ahaa ee fasalka 12aad ama form fourka ee dugsiyada sare ee Puntland.

Munaasabadda ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare, agaasimaha guud ee wasaaradda, agaasimaha waaxda imtixaanaadka, maamulayaal, macalimiin iyo marti sharaf kale.

WARBIXIN-AXMED SHEEKEEYE

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com