Xuskii 1da Luuliyo iyo Wacdarihii Garoowe (daawo)

Xuskii 1da Luuliyo iyo Wacdarihii Garoowe (daawo)

Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka dhacday munaasabad ballaaran oo lagu xusayey sanad guuradii 57aad ee ka soo wareegatey waqtigii sida rasmiga ah ay xorriyadda u qaateen gobolada koonfureed ee Soomaaliya ulana midoobeen waqooyiga dalka.

DAAWO

DHOOLA TUSKIII CIIDANKA IYO WACDARIHII XALAY #GAROOWEMunaasabad Lagu Xusayey Sanad Guuradii 57aad ee ka soo wareegatey markii gobolada Koonfureed ee Soomaaliya ka xoroobeen gumaystihii Talyaaniga iyo midowgii gobolada Soomaaliya, ayaa lagu qabtay xarunta madaxtooyada Puntland. #FAAFI AMA #SHARE

Posted by Dal-Joog Filmsᴴᴰ on Saturday, July 1, 2017

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com