Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo u Tacsiyeey Fiqi Bashir Cabdulle (dhegayso)

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo u Tacsiyeey Fiqi Bashir Cabdulle (dhegayso)

Afhayeenka Isimada Puntland ayaa ka tacsiyeyay geerida ku timid Alle ha u naxariiste marxuun Fiqi Bashir Cabdulle oo maanta ku geeriyooday dalka Iswiidhan (Sweden).

Garaadka ayaa sidoo kale tacsi u diray Maxamed Kheyre Gambool oo asna Garoowe dhawaan ku geeriyooday.

Garaadku wuxuu u waramay Maxamed Lakiman.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com