Qoraa Dayax Axmed Iley: “Kow ma aha Noloshu e Kaalay oo Arag”

Qoraa Dayax Axmed Iley: “Kow ma aha Noloshu e Kaalay oo Arag”

Dayax Axmed Iley waa gabar da’ yar oo qoraa ah, qortayna buugag ka hadlaya xaaladda dhalinyarada Soomaaliyeed, guurka, jacaylka, saxiibnimada, iyo waliba dhanka dhibaatooyinka ay dumarku la kulmaan, sida kufsiga iyo tacadiyada kadhanka ah haweenka Soomaaliyeed.

Dayax waxa ay hadda gacanta ka qaaddday buug cusub oo ay ugu magac dartay “kow ma ah noloshu e kaalay oo arag!”

Wariye Xasan Heykal oo ku sugan Xarunta Daljir Bossaso ayaa qadka telefoonka ee magaalada Hargeysa ku waraystay Dayax.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com