Degmooyin Ku Cusub Puntland oo Barlamaanka La Horgeynayo

Xukuumadda Puntland ayaa lafilayaa inay saaka mudanayaasha barlamaanka horgeyso saddex degmo oo a dhowaan shirkoodii todobaad laha ahaa ku ansixiyeen golaha wasiirada Puntland.

Degmooyinkaani ayaa lafilayaa in qorshohooda la hordhigo golaha wakiilada oo dood kayeelan doona si ay u ansixiyaan ama u diidaan, waxaana haddii ay meel mariyaan ay si rasmi ah uga midnoqon doonaan degmooyinka Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com