Booliska Gobolka Nugaal oo aan Mudo Labo Todobaad ah Shaqayn iyo Dilal Garoowe Kadhacay (dhegayso)

Booliska Gobolka Nugaal oo aan Mudo Labo Todobaad ah Shaqayn iyo Dilal Garoowe Kadhacay (dhegayso)

Gashanle sare Ibraahim Maxamed Cabdi oo ah taliye xigeenka qaybta booliska gobalka Nugaal oo waraysi sinayeey Radio daljir ayaa shegay in shaqadoodi sugida amniga caasimada Garowe ay la wareegen ciidamo kale.

Taliyaha ayaa sheegay in ay soo bateen in falalka amni xumo ee kadhacaya caasimada ,isago sheegay in taas inay sabab u tahay ciidamada booliska oo laga wareejiyeey sugida amnga guud ee gobalka.

Gashanle sare ibraahim ayaa sheegay inay keentay in ay baxsadaan gacan ku dhiglayaal labo ah oo dilaal ka geeystay Garowe ,taas oo uu sheegay in Booliska ku raadjoogo.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com