Qaybaha kala duwan ee bulshada Tuulada Xiriiro oo hoosyimaada deegaanka Xumbays oo dhowaan golaha xukuumadda Puntland u aqoon satay degmo dhammaystirsan haseyeeshee aan weli codka ogolaanshaha kahelin golaha wakiilada Puntland ayaa waxa ay soo dhoweeyeen tallaabada ay xukuumaddu degmo ugu magacawday.
DHEGAYSO
FAALLOOYIN & FALCELIN
waxaa loo baan tahay in beelaha degmada xumbays iyo degmada duud hooyo at Ka shaqeeyaan xasilinta amniga gaar ahaan beelaha bahwarlabe iyo cigaal xuseen