Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir cWaaq (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir cWaaq (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir, oo caawaysinkan idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Caabudwaaq, waxaana caawa inoo daadihinaya Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi.

Wararka caawa waxaa ugu waaweyn:

  • 10 Argagixiso ka soo hayaantay Beer iyo Burco oo buurta lagu soo qabtay, waraysi Taliye Xannaano
  • Caluula oo badda ku soo butaacday
  • Wasiiradii Hore ee Puntland oo olole cusub bilaabay

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com