Dowladda Puntland oo Shaacisay Qaabka Loo Xusi Doono 1da Agoosto (dhegayso)

Dowladda Puntland oo Shaacisay Qaabka Loo Xusi Doono 1da Agoosto (dhegayso)

Xilli labo maalmood oo qura ay naga xigto munaasabadda 1da agoosto ee aasaaskii Puntland ayaa gudiga qaban qaabada munaasabaddu waxa ay ku dhawaaqeen qaabka ay sanadkaani u dhici doonto munaasabadda lagu waynaynayo aasaaskii Puntland.

Gudoomiyaha gudiga qaban qaabada xafladda 1da agoosto Mudane Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo kamid ahaa xukuumaddii xasaanadda weydey ayaa sheegay in xafladda Garoowe ka dhacaysa ay noqon doonto mid dhici doonta xilli habeen ah aqalka madaxtooyada.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com