Dowlada Soomaaliya ayaa ka baxday heshiisyo ay kula jirtay shirkaddo gaar loo leeyahay oo wada shaqeyn la leh heyadaha iyo ciidamada dowlada, sida lagu sheegay war ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya.
waan salaamyaah marka hore idaacad maxaliga ah reer soomaaliyeed daljir waxaaan soi dhaweenyaah bayaanka ka soobaxay dowlda soomaaliya oo ah go aan wadanino ah waanin ay sii wadaah dowldeeba sarafta leh
COMMENTS