Gudoomiyaha waxabrashada degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar Siciid Maxamed Faahiye, ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay inay dalkooda wax u bartaan kana dheeraadaan tahriibka, qabyaaladda iyo falalka argagixisada oo saamayn kuyeeshay.
DHEGAYSO
COMMENTS