Madaxweyne Gaas oo Maanta Lagu Wado Inuu Ku Dhawaaqo Wasiiro Cusub

Madaxweyne Gaas oo Maanta Lagu Wado Inuu Ku Dhawaaqo Wasiiro Cusub

Magaalada Garoowe iyo guud ahaan gobolada dalka ayaa waxaa siweyn saaka looga dareemayaa ku dhawaaqida xubnaha cusub ee golaha Xukuumada Puntland, oo la filayo in maanta uu soo magacaabo Madaxweynaha Puntland.

Wararkii ugu dambeeyey ee ku soo dhacaya warqabadka ayaa sheegaya in subaxnimada ama galinka dhexe lagu dhawaaqi doono magacyada wasiiradda cusub, waxaaa la saadaalinayaa in ay wasiiradii hore soo laaban doonaan 60%.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com