Mid kamid ah dadka reer guuraaga ah ee kunool gobolka Nugaal oo xoolo usoo iibgeeyey magaalada Garoowe ayaa sheegay in lacagtii uu ku iibsaday ariga laga qaadan waayey islamarkaana mobilkiisii gacanta loogala haray maqaayad uu quraac ka cunay kadib markii lacagtii laga diidey.
DHEGAYSO
COMMENTS