Qaar kamid ah mudanayaasha barlamaanka dowladda Puntland oo la hadlay idaacadda Daljir ayaa ka hadlay xaaladda dhaqaale ee Puntland, diidmada shilling Soomaaliga, sicir bararka iyo saamaynta ka dhalan kadha arrimahaasi.
DHEGAYSO
COMMENTS