Gudoomiyaha dalladda dadka barafka ka ganacsada ee magaalada Boosaaso Maxamed Cabdulqaadir Axmed Nuur oo waraysi gaar ah siiyey Daljir ayaa sheegay inay dib u fasexeen iibka barafka Boosaaso kadib maalmo uu la xirnaa saamaynta diidmada lacagta shillinka Soomaaliga.
DHEGAYSO
COMMENTS