Mustafe Maxamed oo kamid ah ganacsatada yar yar ee magaalada Garoowe ayaa sheegay inay khasaare xoogan kala kulmeen diidmada lacagta shillinka Soomaaliga ah iyo sicir bararka kajira Puntland.
DHEGAYSO
COMMENTS