Xildhibaan Burhaan Aadan Aw Cabdi oo ka mida Gollaha wakiilada Puntland oo la hadlay Radio Dajir ayaa sheegay in uusan ka hor dhacay go’aanka Baarlamaanka ka gaari kari xukuumadda cusub marka toddobaadka dambe la hor-geeyo.
Mudane ayaa tilmaamay in xildhibaanadu ay matalaan shacabka Puntland aragtidoodana ay tix-geli doonaan mar kasta, Wariye Axmed sheekeeye ayuu ugu waramay aragtidiisa ku aadan isbadalka xukuumadda cusub iyo go’aan kooda xiga.
DHEGAYSO
COMMENTS