Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii  Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa  uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Bossaso, waxaana idiin soo jeedinaya  Maxamuud Cabdi Ibraahim. qodobada ugu waawayn.

  • Aragtiyaha kale duwan ee laga muujiyay wasiiradii shalay uu magacaabay madaxwaynaha Puntland
  • Ciidamo isku dhaf ah oo loo tababaray xasilinta ammaanka Gaalkacyo
  • Raysal wasaare Khayre oo ka qaybgalay shir gaadiidka looga hadlayo.

Kaga bogo Caawa iyo Daljir oo hoos kadhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com