Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Bossaso, waxaana idiin soo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. qodobada ugu waawayn.
- Madaxwayne Cosoble oo diiday go’aankii xilka looga qaaday
- Abuu Mansuur oo ka noqday fakerkiisii hore ee Al-shabaab, farriina diray
- Wasiirka cusub ee dastuurka Puntland, waraysi suurtagalnimada nidaamka xisbiyada Puntland?
Kaga bogo Caawa iyo Daljir oo hoos kadhegayso.
COMMENTS