Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Real Madrid 2:0 Barcelona (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Real Madrid 2:0 Barcelona (dhegayso)

Kooxda Real Madrid ayaa ku guulaysatay koobka Supercopa de Espana kaddib markii ay 2:0 uga badisay dhiggooda Barcelona. RM waxay celcelis ahaan labada lug ku soo ku badiyeen 5:1, waana markii tobnaad oo ay sidaas ku hantiyeen koobka.

Blaise Matuidi ayaa gaaray magaalada Turin si uu caafimaadka ugu maro kooxda Juventus. Waxaa lagu rajo wayn yahay in xiddigaan uu saxiixo heshiis saddex sano ah oo uu kooxda Turino ka dhisan kula sii joogi doono

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

  

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com