Kulan wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii Maanhadal, waxaana todobaaadkaan lagu gorfaynayaan Mowqifkii Puntland ka qaadatay khilaafka Khaliijka Carabta, weriye Axmed Sheekh Maxamed Tallman ayaa Daljir Boosaaso ka soo jeedinaya.
DHEGAYSO

COMMENTS
Waxaa aad I isoo jiitay hadalkii Gen Yasiin Cumar Dheere oo ahayd in Dastuurka Dalka la Ixtiraamo,
Waxaan ka faaloonayaa in yar adoo raaliya danta guud waa maxay-?
Puntland waa dadkii saad ogayd loo
Galay ee xamar laga didiyey ee aan
Looga harine kismayo, dhanka bidixda waa raamo wiilood si dhaba
Loogu xaduuqay,bartamaha ilaa iyo
Badhaadhe iyo ka shishe midig waa
Habaar waalid, ilaa iyo mataa arbaa.then loo soo rogaal celiyey
Marlabaad puntland mudug ilaa iyo poosaaso,waxa iga waydiina ninka difaacaya xamar anagoo ogsoon why aan u difaaci wayney reer sheekh isxaaq ogow dhabtii uma dhaa dhicin
Weli (walaahi dadkiina yabqaya saddex way attack baa la idiin diyaarinayaa idonla hadalnay bal wax ma maqashaan ) suga jawaabta runta ah.