Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Weerarkii Barcelona

Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Weerarkii Barcelona

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa Cambaareyn kala dul dhacay Weerarkii Dadku ay ku dhinteen ee Shalay ka dhacay Magaalada Barcelona ee Wadanka Spain .

Ra’iisul Wasaare Kheyyre oo War Kooban soo dhigay Bartiitsa Twiterr-ka ayaa sheegay inuu Cambaareynayo Weerarka lagu qaaday Shacabka Magaalaada Barcelona islamarkaana uu yahay Weerar Argagixiso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com