Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo aya maalinta axada ah waxa ay booqasho rasmi ah ku tagi doonan dalka masar, kadib markii uu madaxweynaha casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa Masar Cabdulfitaax Al-SiiSi.
AKHRISO
COMMENTS