Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa Cabdirisaaq Nuur Halac oo horay u soo haysan jirey xafiiska dhalinyarada gobolka Nugaal u magacaabay agaasimaha waaxda maaliyadda hayadda AIDS-ka Puntland
COMMENTS