Haweenka kunool kaamamka barakacayaasha magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa ka canaya jirri xilliyada habeenkii ah bilaabay inay kufsadaan haweenka, waxaana ugu dambaysay kufsi xalay lagula kacay haweeney uur leh.
COMMENTS