Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa kula kulmay xalay Magaalada Qaahira dadka Soomaaliyeed ee halkaasi kunool.
Arday iyo sidoo kale Ganacsatadda Soomaaliyeed ee kunool Qaahira ayuu xalay Khudbad dheer u jeediyay isagoona uga warbixiyay Xaaladda Soomaaliya.
DHEGAYSO
COMMENTS