Degmada Iskushuban oo Weli Laga Diidanyahay Shilling Soomaaliga Duuga ah (dhegayso)

Degmada Iskushuban oo Weli Laga Diidanyahay Shilling Soomaaliga Duuga ah (dhegayso)

Xilli ay dowladda Puntland ay amartay inaan lakala soocin lacaga shilin Soomaaliga ee horay looga diiday Puntland ayaa waxaa amarkaasi uu si guud uga dhaqan galay magaalooyinka waawayn ee Puntland , balse degmooyinka ka durugsan laamiga ayaa intooda badan ka dhaqan geli go’aanka lagu mamnuucayay joojinta kala soocda lacagaha duugga iyo kuwa cusub ee shilin Soomaaliga.

Degmada Iskushuban ee gobolka Bari ayay kajirtaa diidmo wali dadka ka muujinayaan lacagihii duugga ahaa ee horay Puntland uga soo tilaabay gobolada dhexe, Maxamud Cabdi Ibrahim ayaa dhibaatadan ka waraystay Axmed Jaamac Aadan oo ah guddoomiye kuxigeenka degmada Iskushuban.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com