Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Bossaso, waxaana idiin soojeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.
qodobada ugu waawayn Caawa & Daljir waxaa ugu horreeya:
- Bali-dhidin, Bari, dad looga shaki qabo inay u geeriyoodeen biyo sumaysan iyo 16 qof oo la dhigay isbitaal
- Madaxwayne Farmaajo oo ka warbixiyay kulamadii uu la soo yeeshay dhiggiisa Masar
- Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha diinta Puntland oo ka hadlaya lacagaha xaddhaafka ee saaran xujayda Soomaaliya.
Kaga bogo Caawa iyo Daljir oo hoos ka dhegayso.
COMMENTS