Axmed Cali Cigaal oo Soo Noolaynaya Waayihii Fankiisa iyo Xusuuso Hore (daawo)

Axmed Cali Cigaal oo Soo Noolaynaya Waayihii Fankiisa iyo Xusuuso Hore (daawo)

Fanaanka weyn ee soomaliyeed kana mid ahaa xidigaha kooxdii fanka ee waabari xiligii bari samaadkii axmed Cali Cigaal ayaa yimid Magalada Neyroobi 25sano kadib. Axmed Cali Cigaal ayaa daaha ka qaaday ujeedada socdaalkiisa,wuxuna kulan la qaatay qaar kamida Fanaaniintii ay waabari ku wada jireen iyo Fanaaniin Da’yar ah.

DAAWO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com