Barnaamijka Dhaliil & Dhiirigelin: Dood ku saabsan waxqabadka maamulka gobolka Cayn & kan Buuhoodle.

Buuhoodle, Feb 20 – Waxaa dooda ka qayb qaadanaya Duqa magaalada Buuhoodle Xuseen Dacwi Ducaale, taliyaha ciidanka bilayska gobolka Cayn Col. Maxamuud M. Colujoog, Yusuf F. Cismaan oo ah bare ka tirsan iskuulka Samatar Baxnaan & Jaamac Cabdi Umal, maamulka machadka OTTI ee magaalada Buuhoodle … http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com