Diyaarado duqeeyey Caluula (dhegayso)

Diyaarado duqeeyey Caluula (dhegayso)

Wararka ka imaanaya magaalo xeebeedka Caluula ee gobolka Gardafuu ayaa sheegaya diyaarad nooca qumaatiga u kacda inay duqayn ka gaystay halkaasi.

Ayaanle Cabdulaahi Bile oo ka mid ah dadka deegaanka Afkalahaye ee degmada Caluula ayaa radio Daljir uga waramay dhacdadaasi.

Hoos kadhagayso Xasan Heykal oo waraystay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com