Dr. Jimcaale, wasiirka dastuurka & arrimaha federaalka ee Puntland oo booqasho hawleed uga bilaabatay Maraykanka.

Minneapolis, May 05 – Wasiirka federaalka & arrimaha dastuurka ee Puntland Dr. Cabdi Xasan Jimcaale oo hawlo shaqo u yimid Maraykanka ayaa 8-da bishan May kulan la yeelan doona qurbajoogta Somalida ee Minnesota.

Dr. Jimcaale ayaa safarkiisa ka soo bilaabay Washington D.C. oo shirar kula lahaa hay’ado qaabilsan xoojinta hay’adaha & nidaamka dimuqraadiyada.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com