Xildhibaan Burhaan Adan Aw Cabdi oo kamid ah Xildhibanada Bralamanaka Puntland oo waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa ka hadlay soo noqoshada diidmada lcagta shiling Somaliga ah.
Xildhibaanka ayaa sheegay inay masuuliyad ka saarantahay inay ka hadlaan lacaagaha been abuurka ah ee soo galaya Gudaha Puntland,Taas oo uu sheegay inay saamayn xoogan ku yeelatay dadka reer Guuraga ah iyo danyarta.
DHEGAYSO
COMMENTS