Qiimaha sarika doolarka suuqyada magaalada bosaaso ayaa maanta hoose uga dhacay halkii uu joogay .waxayna ganacsatada ay diideen in ay qaaataan lacagtaha soomaaliga ah ee koonfurta katimid, dhanka kalena, cuntada lagu kariyo qaarkood ayaa xiran taas oo ay sabab u tahay diidmada lacagta Soomaaliga ah.
DHEGAYSO
COMMENTS