Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa ka hadlay xariga Cabdikariin Qalabidhagax, asaga oo yiri Qalbidhagax waa nin ka soojeeda deegaanka ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya.
Madaxweynaha ayaa yiri, “dadka Qalbidhagax u doodadaya waa dad doonaya in ay carqaladeeyaan dowladda cusub ee maanta ka hanaqaaday dalka Soomaaliya.”
Hoos ka dhegayso
COMMENTS