Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Bossaso, waxaana idiin soo jeedinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. qodobada ugu waawayn.
- Madaxwaynaha dowladda DDS Itoobiya oo ka hadlay xarigga Cabdikariim Qalbi-dhagax
- Raysal wasaareyaasha Soomaaliya iyo Itoobiya oo isku afgartay siidaynta Soomaali kuxiran xabsiyada Itoobiya
- Garsoorayaal shaqada laga eryay magaalada Muqdisho
Hoos kadhagayso oo kaga bogo Caawa iyo Daljir
COMMENTS