Xil. Adam X. Xuseen, mudane ka tirsan baarlmanaaka Puntland oo aan ka waraysany dagaal ka dhacay Kalayadh, Sool.

Kalabaydh, June 26 – Iska-horimaad hunaysan oo khasaare gaystay ayaa maanta ka dhacay deegaano ka mid ah gobolka Sool. Kalabaydh & Widhwidh ayaa ka mid ah meelaha dagaaladu ka dhaceen, sida la sheegayna ay sababaeen khasaare isuhu jira dhimasho iyo dhaawac.

Dagaalada ayaa ka dhashay iska-horimaad dhex maray ciidamo taageersan Somaliland iyo shacabka gobolka Sool oo ka soo horjeeda doorashooyinka Somaliland in ay ka dhacaan gobollada Sool, Sanaag & Cayn.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com