ARDAA: Xalqadii 38aad iyo Waaxda Tayodhowrka Puntland (dhegayso)

ARDAA: Xalqadii 38aad iyo Waaxda Tayodhowrka Puntland (dhegayso)

Ku soodhawaada qaybtii 38 ad ee Taxanayaasha ARDAA oo asbuucaan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe, waxaana inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi.

Asbuucaan waxaan ugu warbixinaynaa waaxda Tayodhowrka Puntland ee shaqadeedu tahay hubinta badeecooyinka iyo daawooyinka yimaada Puntland iyo waliba kuwa la dhoofiyo.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com