Reer Guura ku dhibaataysan Gobalka Sanaag iyo Baaq loo diray dowladda (dhegayso)

Reer Guura ku dhibaataysan Gobalka Sanaag iyo Baaq loo diray dowladda (dhegayso)

Odayaasha iyo waxgaradka Tuulada Arta oo katirsan gobalka sanaag oo waraysi sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay xaalada ay ku suganyihiin dad reer Guura ah oo xiligii abaarta soo dagay tuladaa ,taas oo xiligan xaladooda laga dayrinayo.

Abshir Cabdulaahi Ismaacil oo kamid ah odayaasha Tuuladaas Arta ayaa sheegay in dadkan oo u badan caruur iyo haween iyo dad wayeel ah laga goostay raashin ay siin jireen hay’ado samafal ah ,isla markaana xaalada dadkan ay tahay mid kasii daraysa ,wuxuuna baaq u diray madaxda Puntland.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo katirsan Daljir ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com