Musharaxinta Madaxweynaha Hiirshabele oo Maanta Khudbado Kajeedinaya Jowhar

Musharaxinta Madaxweynaha Hiirshabele oo Maanta Khudbado Kajeedinaya Jowhar

Waxaa Magaaladda Jowhar ee Xarunta Maamulka Hiirshabele maanta ka bilaabanaysa Wajiga labaad ee khudbadaha Qaar kamid ah musharixinta u tartamaysa xilka Madaxweynaha Hiirshabeele.

Barlmaanka Hiirshabele ayeey Musharixintan khudbadaha ka horjeedin donaan ,waxaana shalay khudbado jeediyeey waxyaabaha ay qabanayaan ilaa 3 musharax oo ka sheegay Barlamaanka hortiisa waxyaabaha ay qaban donaan hadii Mar la doorto.

Ammaanka magaalada Jowhar gaar ahaan xarunta Doorashada ayaa aad loo adkeeyay, si uusan u dhicin falal ka baxsan amniga inta lagu guda jiro arrimaha Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle.

Dhinaca kale Maalinta Sabtida ah ayaa la filayaa in ay Si rasmi u dhacdo Doorashada Madaxweynaha ,taas oo shacabka Hiirshabeele indhaha ay kala socdaan dhaq dhaqaaqa kasocda Jowhar,

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com