Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Isco iyo 5 Sano Real Madrid (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Isco iyo 5 Sano Real Madrid (dhegayso)

Waxaa la ciyaari doona kulamadii shanaad ee horyaalka dunida ugu xiisaha badan ee Ingiriiska. Waa kulamo si gooni ah loo daawan doono, kooxda sii hogaamin doonta kala saraynta horyaalka ayaana la sugi doona.

Xiddiga lagu magacaabo Francisco Román Alarcón Suárez Isco ayaa saxaafada ka soo hormuuqday kaddib markii uu saxiixay heshiis 5 sano ah oo uu Real Madrid kula sii joogi doono.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com