Qoysaas Raashin iyo Dhar la Gaarsiyeey Degamadda Caluula (dhegayso)

Qoysaas Raashin iyo Dhar la Gaarsiyeey Degamadda Caluula (dhegayso)

Qoysas gaaraya ilaa iyo 120 qoys oo dhawaan fatahadii badda ee degmada caluula iyo Bargaal ay saamaysay ayaa waxaa lagaarsiiyay maanta deeq ka kooban dhar, kabo, bustayaal iyo Maacuun.

Radio Daljir ayaa Khadka Taleefanka ee Caluula ku heshay Xasan Maxamuud Shire oo kamid aha dhalinyarada deegaankaasi ka soo jeeda ee deeqda gaarsiyeey qoysaaskaas,wuxuna kawarbixiyeey deeqdaas ay garsiyeen.

Xasan Heykal ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com