Madaxweynaha Jubbaland oo la Kulmay Saraakisha & Waxgaradka Baladxaawo (Sawiro)

Madaxweynaha Jubbaland oo la Kulmay Saraakisha & Waxgaradka Baladxaawo (Sawiro)

Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo kormeer ku maray deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo ayaa kulan la qaatay Sarakiisha Ciidamada iyo Maamulka Magaalada Beledxaawo.

Kulanka inta uu socday ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Madoobe, waxa uu ku amaanay in ay iska difaaceen weerarkii ay dhawaan ku soo qaadeen Ciidamada Al-Shabaab.

Sidoo kale waxa uu Saraakiisha ciidamada ugu baaqay in ay iyga oo kaashanaya Shacabka Gobolka Gedo ay ammaanka ka Shaqeeyaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com