Wasiir Juxa oo ka Hadlay Doorashadii Jowhar Hambalyana U Diray Madaxweynaha Cusub (dhegayso)

Wasiir Juxa oo ka Hadlay Doorashadii Jowhar Hambalyana U Diray Madaxweynaha Cusub (dhegayso)

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo dib uheshiisenta Dowlada Faderalka Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa U Hambalyeyey Madaxweynaha Cusub ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo Maanta lagu doortay Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha dhexe.

Wasiirka ayaa sheegay in Mudane Waare uu yahay qof aqoon Sare u leh Arrimaha la xariira Hoggaanka Maamulka Hirshabeelle Dadaal dheer kadibna uu ku guuleystay doorashadii Maanta ka dhacday Jowhar.

dhegayso codka Wasiirka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com