Magaaladda Muqdisho Gudoomiyaha Gudiga lasocodka iyo dib u eegista Dastuurka Dalka ayaa maanta la kulmay Xildhibaanada Labada Gole ,waxaana muhiimada kulanka ahaa Arimaha dastuurka dalka.
Wariyaha Daljir ee Muqdisho Cabdulqaadir Yuusuf irshaad ayaa Warka kaso diray Muqdisho
COMMENTS