Beelo Ku Dagaalamay Gobalka Bari oo Heshiis Ku Gaaray Carmo (dhegayso)

Beelo Ku Dagaalamay Gobalka Bari oo Heshiis Ku Gaaray Carmo (dhegayso)

Degmada Carmo ee gobolka bari maanta waxaa heshiis kukala saxiixday beelo oodwadaag ah oo kudagaalamay deegaanka faluuja ee gobolka bari taariiqdu markay ahayd 3-8-2017.

Heshiskan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubo kasocday dowlada Puntland Nabadoono, cuqaal iyo waxgarad ka kala yimid gobolada Puntland.

Hadaba waxyabihii lagu heshiiyay waxaa daljir ugawaramay Nabadoon Shuxle yaasiin oo kamid ahaa gudigii dhex dhaxaadinta beelahan maanta heshiiska gaaray.

Wariye Xasan heykal ayuu uwaramay isgoo kusugan degmada carmo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com