waxaa Gordhawayd lagu dilay degmadda Xamar jajab ee Gobalka Banaadir Foos Maxamed Xuseen oo kamid ahaayd Gudoomiye Waxeedka degmaddaas.
Kooxo Huubaysan ayaa la sheegay in Haweenaydaas Gurigeeda oo Xamar Jajab kuyaala ay ugu galeen kadibna dileen ,taas oo naxdin iyo Amakaag ku noqotay dadka degmaddas.
Majirto ilaa cid sheegatay dilka gudoomiye Waaxeedkaas,balse Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay dilal qorsheysan kuwaas oo badan kood ay sheegteen Al-Shabaab.
COMMENTS