Qarax Lagu Khaarajiyeey Mid kamid ah Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde

Qarax Lagu Khaarajiyeey Mid kamid ah Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde

Sakaa Aroortii aya wararku sheegayaan in gaarigiisa qarax loogu soo xiray nin kamid ahaa shaqaalaha Garoonka diyaraddaha Aadan cadde,kaas oo magaciisa lagu soo koobay Abuu Shiine.

Gudoomiyaha degmada Boondheere Seynab Yuusuf Wehliye ayaa u xaqiijisay warbaahinta in qaraxaa lagu dilay ninkaas shaqaalaha ka ahaa Garoonka diyaaradaha Muqdisho ,iyado la ogayn sababta.

Muqdisho Maalmihii u dambeeyay ayaa dilal qorsheysan iyo weeraro masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya waxa ay ka dhacayeen degmooyinka Gobolka Banaadir iyada oo dhacdadii u dambeysay lagu dilay taliyihii Nabad-Sugida degmada Kaxda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com