Muhaajiriin fara badan oo Somali ah, kana qaxay dagaalada Muqdisho, oo ku xayiran xadka u dhexeeya Somaliya & Kenya.

Mandheera, Sept 09 – Boqolaal qoys oo Somali ah oo ka qaxay dagaalada ka socda Muqdisho ayaa ku sii qulqulaya dalka Kenya. 15 gaari oo ay saaran yihiin muhaajiriin Somali ah ayaa ku xayiran tuulada Mandheera ee xadka u dhexeeya Somaliya & Kenya.

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com