Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Somaaliya ayaa shalay galab xilliga Mareykanka ka jeediyay xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada New York khudbad dheer oo uu kaga hadlay xaalada Soomaaliya.
Mudane Kheyrre ayaa beesha caalamka ka dalbaday in dalkiisa laga qaado xayiraadda saaran ee dhinaca hubka ah.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku dheeraaday horumarka la gaaray bilihii u dambeysay iyo caqabadaha heesta dowladda Federaalka Soomaaliya.
COMMENTS
Qodobo muhiim ayuu ka hadalay waan so dhaweynenaa